Wikipedia:Babel

Qore: M.I. mursal

[Wax ka bedel] Qoraal yar oo ku saabsan sida loo isticmaali Calaamad-luqad (Babel Tempaltes).

Boggaga Wikipedia:ha waxaa ku jira dad ku hadla luqado kala duwan, waxayna ugu hadlaan si kala darajo duwan. Qaar waxay u tahay afkooda hooyo qaarna waxay ka yaqaanaan wax yar. Si ay dadka isu fahmaan waxaa la soo bandhigay caalaamado la'isku fahmo, kuwaasi oo luqad walba loo sameeyay shan darajo.

Si'aad u soo bandhigtid luqadaha aad taqaano waxaad bogaada ku darikarta sida tusaalayaashan hoos ku qoran.

[Wax ka bedel] Tusaaleyaal

  • Ku bilaaw sidan {{Babel-
  • kadibna qor lambar, kaasoo u dhigma inta luqad aad raabto ka dibna daba dhig |
    • Tusaale: {{Babel-3| oo u dhiganta sedex luqadood
  • Kadibna ku siidar koodhaka luqadaha aad rabtid oo ay daba socoto 1-4, kaa soo u dhigma darajada aqooneed ee luqadaas. Hadii aad ka tagtid lambarka waxaa la'macnatahay in ay luqada tahay midii afkaaga hooyo.
  • Ugu dambaytana waxaa kusoo xirtaa labo qaansohireed }}


Tusaale 1
Af Soomaali Af Ingiriis Af Faransiis
Wikipedia:Babel
so Isticmaalahan Soomaaliga waa afkiisa hooyo.
so-4 Isticmaalahan wuxuu Soomaaliga ugu hadlaa sida afkiisa hooyo oo kale.
so-3 Isticmaalahan wuxuu Soomaaliga ugu hadlaa si aad u fiican.
so-2 Isticmaalahan wuxuu Soomaaliga ugu hadlaa si dhaxdhaxaad ah.
so-1 Isticmaalahan wuxuu Soomaaliga ugu hadlaa si aad u yar.


so-0 Isticmaalahan waxba kama yaqaano af Soomaaliga (ama wuxuu ka yaqaanaa wax aad iyo aad u yar).
Raadi luqad isticmaalayaasha
Wikipedia:Babel
en This user is a native speaker of English.
en-4 This user speaks English at a near-native level.
en-3 This user is able to contribute with an advanced level of English.
en-2 This user is able to contribute with an intermediate level of English.
en-1 This user is able to contribute with a basic level of English.
en-0 This user does not understand English (or understands it with considerable difficulty).
Raadi luqad isticmaalayaasha
Wikipedia:Babel
fr Cet utilisateur a pour langue maternelle le français.
fr-4 Cette personne peut contribuer avec un niveau très avancé de français.
fr-3 Cette personne peut contribuer avec un niveau avancé de français.
fr-2 Cette personne peut contribuer avec un niveau intermédiaire de français.
fr-1 Cette personne peut contribuer avec un niveau élémentaire de français.
fr-0 Cet utilisateur ne comprend pas le français, ou seulement avec des difficultés notables.
Raadi luqad isticmaalayaasha
Tusaale 2
Af Finnish Af Jarmal
Wikipedia:Babel
fi Tämä käyttäjä puhuu suomea äidinkielenään.


fi-4 Tämä käyttäjä osaa suomea kuin äidinkieltään.


fi-3 Tämä käyttäjä pystyy kirjoittamaan edistyneesti suomen kieltä.


fi-2 Tämä käyttäjä pystyy kirjoittamaan keskitasoista suomen kieltä.
fi-1 Tämä käyttäjä pystyy kirjoittamaan perusteet osaavasti suomen kieltä.


Raadi luqad isticmaalayaasha
Wikipedia:Babel
de Dieser Benutzer spricht Deutsch als Muttersprache.
de-3 Dieser Benutzer hat sehr gute Deutschkenntnisse.
de-2 Dieser Benutzer hat fortgeschrittene Deutschkenntnisse.
de-1 Dieser Benutzer hat grundlegende Deutschkenntnisse.
Raadi luqad isticmaalayaasha
  • Hal luqad
Wikipedia:Babel
so Isticmaalahan Soomaaliga waa afkiisa hooyo.
Raadi luqad isticmaalayaasha
  • Labo luqadood
Wikipedia:Babel
so Isticmaalahan Soomaaliga waa afkiisa hooyo.
so-4 Isticmaalahan wuxuu Soomaaliga ugu hadlaa sida afkiisa hooyo oo kale.
Raadi luqad isticmaalayaasha

Okapy Gospodarka Aliasy mp3download, wyszukiwarka mp3 tanie linie Zespoły muzyczne Doładowanie silników książka zakłady bukmacherskie bogaty ojciec biuro podróży Filmy Drogi Muzykunia na Q Szlifierka, profile Przepisy kulinarne kick koparki Bułgaria wczasy Karaoke tani kredyt hipoteczny COOLsurf