Internet
Shabokkado Kumbiyuutaro ah
Internet waa hab aduunka oo dhan u furan iney isku dhaafsadaa waranka, cilmiga, ganacsiga iwm. Internet wuxuu ka kooban yahey Shabakadda Kumbuyuutarrada (English: Computer Network). Kuwaasoo wararka (English: Data) isku dhaafsadda habka loo yaqaan internet protocol. Wuxuuna ka kooban yahey malyuunaad shabakkadood (Englisg: network) sida kuwa jaamacaddaha, ganacsiyada, dowladoha, shirkadaha. Kuwaas oo si wadojir ah isku dhaafsada warar kala duwan oo noocwalba leh.
Magaca internet wuxuu ka yimid ereyga interconnection network, oo loo soo gaabiyey internet.
ppp waxaa la oran karaa sidee aniga ila tahay webciwan wax laga raadiyo
|